“Dhaqaalaha Soomaaliya Wuu Kobcayaa”Hay’adda IMF.

Hay’adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa Salaasadii shalay qortay in dhaqaalaha Somalia la filayo inuu kobco sanadkan 2018ka. Hay’adda ayaa sheegtay in ay saadaalinayso in wax soosaarka gudaha ee dalku uu gaadhayo 3.1%m meesha uu sanadkii hore ee 2017 ka ahaa 2.3%. Warbixinta hay’adda ayaa intaas ku dartay in dhoofinta muuska iyo maxsuulka masagada ee beeraha ka soo go’aa ay kaalin ka geysteen dhaqaalaha soo hagaagaya.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker