Benin oo qoraneysa askar badan si ay ula dagaalamaan kooxaha mintidiintu

owladda Benin ayaa qoreysa 5,000 oo askari oo dheeraad ah, ka dib markii ay kordheen weerarada ay mintidiintu ka geysanayaan soohdinta waqooyiga ay la wadaagto Burkina Faso.

Ciidamada cusub ee la qaadanayo ayaa looga baahan yahay inay yaqaanaan ugu yaraan mid ka mid ah luqadaha looga hadlo gobolka, waxaana la siin doonaa tababar lix bilood ah.

Kooxaha Jihaadiyiintu waxay joogaan Park W, oo ah aag la ilaaliyo oo kayn ah oo ku fidsan xudduudaha Benin, Burkina Faso iyo Niger.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker