Qoraa Idaajaa Oo Ka Hadlay Taariikhda Suugaanta Soomaaliya, Sheegayna Inuu Suugaanta Dhexdhexaad Ka Yahay

Hargeysa(OWN)- Qoraa Axmed Faarax Cali Idaajaa ayaa waxaa uu ka hadlay markii ugu horraysay eedaha loo soo jeediyay ee ah in uu xagliyo marka uu suugaanta qoraayo. Qoraa Idaajaa ayaa yidhi : “Suugaanta Soomaalida Anigu 4.5 kuma qaybiyo”

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker