MAANSO : AFKU XOOG-LAYAAL

Afku  xoog layaal

—–      ——-

WAXAY SOO BAXDAY TAARIIKHDA KOR KU XUSAN

WELINA  ARINTAY KA HADLAYSAY YAA TAAGAN

.

 

Xiniin  dhaafki  beelaha

Xag  kastaba  hanoqotee

Xabaal  bay  ku  sugan  yiin

Hadday  xay  yihiinoo

Xero  hoose  loo  wadin

Ama  aanay  wada  xulan

Xabbaddii  cadaawaha

.

 

Xunbadani  ma joogteen

Xuduu  deenna baalaha

Xulufaysi  gaariyo  xarbi

Kama  aloos  meen

Xiiq  iyo  cidhiidhigu

Inamuu  xanbaar teen

.

 

Afku  xooglahaa  badan

Ee  xarunta  jiifana

La is kumaba  xiiqeen

Marka  horaba  xeradiyo

Xaydaan  ka  gudahana

Xaq  umay  lahaadeen

Xoghayn  tooda  inay  yiin

.

 

Dagaal  kii  xorayn  tiyo

Markay  xaajo  murug tee

Xal  kastaaba  diiq  galay

Xarragada  kan  lumayaan

Waxba  xeerinay nini

Xagee buu  ku  noolaa

.

 

Xeer  ilaalin  tee  diyo

Xigeen  kii  maxkama  diyo

Xadhkaa  dawladoo  idil

Mar  haddaan  ku  xidhana  hay

Xukun  kaw  danbee  yana

Mar hadduu  xadidihii

Xafiis  kayga  uu  yahay

.

 

Xeeb  tiyo  ilaa  hawd

Mar  hadday xisaa  buu

Intaan  baan  ka  lagu  xidhin

Xaggayaga  ay  joogaan

Wuxu  faray  xiskiisii

Inay  tahay  xalaaluu

Xaq  uleeyay  gurashada

.

 

Xayraan  ka  suuqiyo

Xamas  tiyo  aqoontii

Inuu  xoolahoodii

Xaraashana  yo  maba oga

Inuu  qaranku  xoog  iyo

Xannaan  lagu  daryeeliyo

Caddaaladi  xalkii  tahay

Afku  xoogle  muu  garan

.

 

Ninba  maalin  xeegada

Haduu  doono  xeel  iyo

Siidhi  waleba  haw  xado

Hadduu  xaabsadoo  helo

Xaafadaa  sinnaan  iyo

Xeer  wacan  ayaa  dana

.

 

Qofka  aan  xishoonayn

Baqashana  ka  xidhan  tahay

Xumaan tana  uaabba  ah

Sidee  loola  xaalaa.

 

 

M . C . ( MOHOLIN  )

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker