Astaamaha Waalidka Wanaagsan

Astaamaha Waalidka Wanaagsan

 

10 Arrimood oo kaa caawinaya in aad baddeshid hab-dhaqankaaga:

1. Waa in ay kuu caddahay hab-dhaqanka aad rabtid in aad baddeshid

2. Kala hadal ilmaha waxa aad ka filanaysid iyo waxa aad ka rabtid

3. U caddee sida uu ku xaqiijin karo arrintaa

4. Ku ammaan, kuna dhiirigeli dhaqanka wanaagsan ee uu sameeyo

5. Sii joogtee in aad ku ammaantid dhaqankaa wanaagsan illaa uu caado ka dhiganayo

6. Ka fogow in aad si arxan-darran ula dhaqantid ilmaha

7. La joog waqtina la qaado ubadkaaga

8. Ha xusuusin markasta gafafkii hore ee uu galay

9. Tusaale wanaagsan u noqo, una hag mustaqbalka

10. Adiga oo daalan ama cadhaysan ka fogow in aad amar siisid ilmaha ama aad wax u diidid.

 

 

WQ: Abdoulkarim Qurusdoon

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker