Nin Hindiya Oo Labadiisa Waalid Ku Dacweeyey Sababtii Ay U Dhaleen Iyagoon La Tashan.

Nin u dhashay dalka Hindiya oo 27 jir ah   ayaa qorsheynaya in uu maxkamad geeyo labadiisa waalid, sababtuna waxa ay tahay in aanay  isaga ogolaansho weydiinin markii ay dhalayeen.

 

Waa ganacsade ku nool magaalada Mumbai, magaciisuna yahay Raphael Samuel, waxa uu warbaahinta  u sheegay in ay qalad tahay in ilmo adduunka la keeno, kadibna noloshiisa inta ka dhiman uu dhibaato ku dhamaysto.

 

Waa uu fahamsanyahay in aysan suurtogal ahayn in aanan aragti la weeydiin karin qof aanan adduunka imaanin, balse waxa uu ku adkaysanayaa “go’aankeena ma ahan in aan dhalano”.

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker