Waxtar u baahan dadka indhaha wax ka qaba dadka dhegaha ha waxa ka qaba

dhammaan ummadda reer Somaliland iyo warbaahintooda waxaanu idin leenahay Asalaamu calaykum wa raxma tullaah wa barakaatuh

Warsaxaafadeed ka soo baxay odayaasha musdambeedka kuna saabsan cagta u dhigay yaanay dhicine

 dal waliba waxaa dhidibbada  uu ku taaganyahay ka mid kolba bulshadiisu sida ay ula dhaqanto qaddarka allah waa halkiisa lama dhaafanka ah waxay samayn karaan wax soo saar ay baahida kaga baxaan cilmiga dhallinyaradiisu barteen oo uga faa,iideeyaan

waxaa waxtar u baahan dadka indhaha wax ka qaba dadka dhegaha ha waxa ka qaba dadka lugaha wax ka qaba agoomaha iyo jilicsan ee  noloolmeedka aan tahlin

talo soo jeedin

1. in la daryeelo dadkaas siyaabaha kala duwan laxaadka wax uga qaba

2. in la sameeyo hay,ad ka hortagga macsida sida tuugada dhaca cayda sinada

3.in hoggaan waliba isku dayo wax in wax toosiyo kana dheerado wax is dabamarin ma ogid xilli aad dhimanayso.

4 in dhalinyaradu dalkooda wax u qabtaan oo aanay dalka kale u hanqal taagin indhahoodana dalka hoos ugu eegaan

Raganimadu waxay ku jirtaa inta dumarniba inta aad dalkaaga ku sugantahay

Dhimo adiga oo dayn lagugu lahayn.

Deeq Cabdi Digale

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker