Madaama ay umada somaliyeed ahayd dad Reer guuraa

Madaama ay umada somaliyeed ahayd dad Reer guuraa ah oo aan ku barbaarin dhul beereedka oo intabadan ka xadaarad iyo manfacbaa badan kana muwadinsan ka reer guriga ah way adagtay dareenka heeshadheerin lagaadho horena waynuuga duwaynayn dadyawga dunada .

Gababa gabadii way ka macno iyo mugwayntahay waadaniyadu inaad Hees  uqaado,wadanka , cashuur bixiso, galiso dhaqaalahaaga, Cilmigaad a,iyo xataa udhimato adoon fahamsanayn,

Waxany ubaahanay Hogaamiyayaal umada  fahamsiin kara wadaniyada si loo helo bulsho wax wada qabsankarta , ooleh shuruuco qawaamin sax ah oo qofka jeclaysiin kara wadanka iyo toosinta jidka horumarka.
Waxaase lagama maarmaana in  lagu dhigo schoolada, jaamacada, iyo Goobaha wax barashada, iyo Sidoo kale hayad qaabilsan inlafahmsiiyo jiilasha iyo dhalinyarada waxay tahay wadaniyada iyadoo ay arkeen dadka qurbuhu.

W/Q: Abdrashid Aw Muuse Aadan.( 063 4475540)

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker