AWDAL. SELEL IYO SANAAG

waxa hubaal ah in corona -19 uu xawli ugu fidayo AWDAL, SELEL IYO SANAAG
taas oo dhimashada iyo sariir yaalku aad u kacayo goboladaa kor ku xusan.
todobaadkii ina dhaafay waxa u qudhbaxay generaalo professoro tiro badan
oo ka sooo jeeda awdal oo ahaa creamkii amniga iyo iftiimkii cilma beerayey
ee jaamicada AMOUD.
Suaasha is weydiinta mudan waa gudidii ka hortaga aafada cudurkan dilaaga ah
ee corona virues 19 mee caawimooyinkii agabka caafimaad  iyo dhaqaale ee caalamku keenay sida EMAARAADKA
QADAR,TURKIGA, DAWLADA FEDERAALKA, IYO  WHO .
waxa hubaal ah in shacabka ku godoonsan goboladaa in aan xero edeg lagu hor joogi doonin oo albaab caalmku
ka badabaasho la furi doono.
HADAAD DHIMATO GEERIDU MARBAY NOLOSHA DHAANTAA
DHAQASHIYO MARBAY KAA YIHIIN DHEREGU XAARAAN.
XAQSHEEG WAA WAAJIB.
XAQA ALLAH
MUSA AW HASSAN LODOON,
AWDALI DUBAI.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker