Gudoomiyaha Gollaha Guurtida Somaliland Oo Magacaabay Guddi Soo Saaray Muddo Kordhinta Gollaha Wakiiladda

Golaha Guurtidu waxa uu Kal-fadhigiisii aan caadiga ahayn ee Maanta oo ay taariikhdu tahay: 13/01/2019, Ujeeddadiisuna ahayd muddo kordhinta Doorashadda G/Wakiiladda JSL u saaray Guddi ka kooban: 25 xubnood, oo kala ah 21 xunood & Shirguddoonka oo uu weheliyo Xoghayaha Guud ee G/Guurtidda JSL:-
Liiska Mudanayaasha:-
1) Caydiid Cabdi Maxamed
2) Siciid C/llaahi Yaasir.
3) C/qaadir Maxamed Xasan (Indho)
4) Xirsi Ciise Jaamac
5) X. C/raxmaan Cismaan Jaamac
6) Muxumed Aw. Axmed X.Aadan
7) Maxamuud Xareed Rooble.
8) Nuur Riyaale Khayre.
9) C/raxmaan Qawdhan Muxumed.
10) Jirde Siciid Maxamed.
11) Axmed Daahir Maxamuud (Jirde).
12) Maxamed Sh.C/raxmaan Maxamed.
13) Axmed Dirir Cali.
14) Axmed Cabdi Shidde.
15) C/rashiid Maxamed Siciid.
16) Axmed Muuse Obsiiye.
17) Cilmi Cabdillaahi Xasan.
18) Maxamed Maxamuud Yaasiin (Dheeg).
19) C/casiis Maxamed Gaaxnuug.
20) Dayib Xasan Axmed.
21) Ibraahim Sh.Maxamuud Xirsi.

Sulaymaan Maxamuud Aadan
Guddoomiyaha G/Guurtidda

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker