Hambalyo meher & ducaba Cawaale Faarax Maxamed Birinbir & Wacan Cabdiraxmaan X Maxamed

HAMBALYO HAMBALYO
Anigoo ah Wariye Barkhad Cabdillahi Maxamed Waxaan halkan Aniga & Qoyskeyguba aan Hambalyo meher & ducaba uga diraynaa Walaalkey ama inaabtigay

 

Cawaale Faarax Maxamed Birinbir &

 

Inadertey Wacan Cabdiraxmaan X Maxamed

 

oo meherkoodu ka dhacay maanta magaalada Hargeysa, Cawaale oo ku nool Ingiriiska & Wacan oo ku nool Canada waxaan ilaahay uga baryeynaa inuu ilaahay ka dhigo qoyskii isku waara ubad khey qabana ilaahay kala siiyo, aamiin aamiin Aamiin.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker