Roobab dhimasho sababay oo ka da’ay Hargeysa

Mas’uuliyiinta Somaliland ayaa sheegay in dad kudhow toban qof ay ku dhinteen roobabkii shalay ka da’ay magaalada Hargaysa iyo meelo kale.

Khasaaraha goobaha ka baxsan magaalada Hargaysa ayaan weli lasoo ururin.

Weriyahaya VOA, Sagal Mustafe Xasan ayaa warbixintan nooga soo dirtay Hargeysa.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker