XILDHIBAAN KIJAANDGE OO AWELBA FOOLXUMAA BUU XOONNA SII CUNAY.

Xoonka bahalka la yidhaa waa bahal shinnida leeg  oo sideeda  u wada duula oo oo qofkuu qaniiinaa wuu wada Barbara wuu fool xummaadaa. Xildhibaan KIJAANDHI wuxuu ka mid yahay shikhsiyaadka ugu dhaqanka xun uguna siyaasadda xun ,waxay isku class yihiin oo ay si u wada ceeshaan ninka la yidhaa  BUKHARI labadooduba dariiqyada ayaa had iyo reer lagu garaacaa oo iyaguna uma dhaqamaan sidii xildhibaan Baarlammaan oo ummadda  metela had iyo jeerna ceeb bay usoo jiidaan Xildhibaanada SOMALILAND waxaasuna waxay u dhacayaan SOMALILAND waxay haysataa Baarlamaan aan xeer iyo sharci ay ka ay raacaan meel u ool iyo cid madaxa oo laga baqaa meel u joogin.

XILDHIBAAN KIJAANDHI IYO  BUKHAARI WAA KUWUU SILAANYO BERIGUU LAALUUSH KU WAALI JIRAY BAARLAMAANKA Y⁹IDHI WAA LABADA NIN EE MARKAMADAXTOOYADU LAALUUSHKA SIISO TIRANSAN JIRAY SIDAY ADHI IIBIYEEN INTAY LA DHUUMAN LAHAAYEEN.

BAARLAMAANKII SOMALILAND NA MARKAY DHACDO KASTA WAX KA QABAN WAAYEEN (IMAGE) KOODII  WUXUU NOQDAY ‘ XINNIINYO-DABADOOD’.
Maalin aan Hargeysa telesomta horteeda marayey WAXAA LA KALA HAYEY INAN YAR OO KUWA JOURNAL KA IIBIYA IYO NIN XILDHIBAANA OO INANKAA ‘LAHAA AYAAN WALBA WARQAD BILAASHAAD IGALA DHAQAAQDAA LACAGTAYDA I SII ‘
XILDHIBAANADA WAABA SHARCI AY WADANKA U SAMEEYAANE IYAGII BAA BADANKOODII MAGAALO JOOGXUMO SOO KORDHIYEY.
XILDHIBAAN KIJAANDHI iyo ciyaalkiisu dil fool xun bay u geysteen  in yar qaadaa ma dherggaana , waa in Maxkammadi hadday jirto todobaadkan gudihiisa la saaraa haddii kale  isna cidna looma Maxkadadayn doono Hargeysana waa la wada joogaa.
M Bashe

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker