Daawo Siyaasi Cali Warancade Oo Sheegay Iney Somaliya Aysan Italy Wax Xorimaa Ka Qaadan:

Hargaysa (OWN) Siyaasi Cali Warancade Ayaa Sheegay Ineysan Somaliya Xiligii Gumeysataha Ee Talaayinga Maamulaayey Xorimo Aysan Ka Qaaadan Isagoona Uu Is Barbar Dhigey Gumaysteyaashii Dhulka Somalida Gumeysanaayey Iney Somaliya Ka Duwaneyd Oo Aysan Xorimo Ka Qaadan Dawladii Talyaaniga Balse Waxa Uu Hoosta Ka Xariiqey Iney Somaliland Xorimadeeda UN Aqoonsatahay Islamarkaana Uu Fariin Udirey Caalamka.

Muuqaalkoo Dhameystiran Halkan Ka Daawo

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker