” Qoyska Boqortooyada ma aha cunsuri …” Amiir William

Amiirka Cambridge ayaa sheegay in Boqortooyadu ay “yihiin qoys aan sina u ahayn cunsuriyiin” isagoo markii ugu horreysay ka hadlayay eedeymaha ay wareysi ku bixiyeen Amiirka iyo Amiiradda Sussex.

Amiir William ayaa sidoo kale sheegay in aanuu  wali la hadli walaalkiis Harry, laakiin uu la hadli doono.

Meghan iyo Prince Harry ayaa dhawaan sheegay in qoyska boqortooyada ay walaac ka muujiyeen “sida uu madow u noqon karo” maqaarka wiilkooda Archie.

Qasriga Buckingham ayaa horay u sheegay in sheegashooyinkaasi ay yihiin “kuwo walaac leh” laakiin lagu xallin doono si hoose.

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker