Daawo: Falanqaynta Ciyaaraha, Ciyaartii dhexmartay Barcelona iyo Valencia

Tababare Quique Setién ayaa ka hadlay guul-darradii shalay ay kooxdiisa Barcelona kala soo kulantay Valencia oo ay ugu tagtay Mestalla Stadium, halkaas oo ay kala soo laabatay khasaare 2-0 ah.

 

Tababare Setien oo labadii ciyaarood ee hore ee uu layliyey Barcelona soo helay guulo, ayaa kulankiisii saddexaad oo shalay ahaa waxa uu la kulmay xaqiiqada in macallinkii ka horreeyey lagu caydhiyey qalad.

 

 

Ciyaartii ugu horreysay ee Setien, waxay Barcelona samaysay rikoodh baasaska iyo kubbad haysashada ah, laakiin waxay awoodi kari waayeen inay sii wadaan bandhiggaas fiican, waxaana taas qiray tababarahaa oo warbaahinta la hadlay kaddib ciyaartii shalay.

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker