Garyaqaanno Ka Hadlay Go’aankii Guurtida Kasoo Saartay Dugsiyada Gaarka Ah & Kuwa Dawliga ah

“Go’aankaasi Maaha Go’aan Dhaqan Gal Ah Oo Sharciya, Wuxuu Noqonayaa Go’aan Lagu Farogaliyay Waaxdii Fulinta” Xuseen Shabeel Oo is dul taagay qoddobada sharci ee uu ku fadhiyo xeer-nidaamiyaha Wasaaradda Waxbarashadu Ku Mamulayso Dugsiyada gaarka ah

 “Waa Markii Ugu Horraysay Ee Xeer Waxbarasho Qaran Uu Waddanku Yeesho, Sababta Abuurtay In Maanta Ay Hadlaan Dugsiyada Gaarku Waa Taas” Garyaqaan Xamse Maxamuud xasan

“Diyaar baannu u Nahay In Aanu Qancino Cidkasta Oo Leh Xeer-Nidaamiyehaasi Wuxuu Khilaafsan Yahay Xeerka Waxbarashada, Lala Yaabi Maayo Dugsiga Sharciga Ka Hor Dhismay Inay Sharci Lagu Soo Dabaalaa inay ku adag tahay” Garyaqaan Maxamed Siciid Xirsi, guddoomiyaha East African Low Firm

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker