Komishanka Xuquuqul Insaanka Qaranka JSL Oo War Kasoo Saaray Xadhiga Wariye Cabdisalaan Germany

Komishanka Xuquuqul Iisaanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa sheegay in Xadhigga Wariye Cabdisalaan Axmed Cawad (Cabdi Germany) oo muddo gaadhaysa laba toddobaadka ku xidhan Hargeysa, ay baadhitaan muddo ku qaatay in ay ogaadaan halka uu ku xidhan yahay aakhirkii ay ogaadeen in uu xarunta Sirdoonka Gobolka Maroodi jeex ku xidhan yahay, iyaga oo xusay in Weriyuhu u sheegay in la jidh dilay oo nabarro loo geystay.

Komishanka Xuquuqul Iisaanka, ayaa xusay in xadhiga Weryuhu ka hor imanayo distuurka dalka iyo shuruucda dalka u taala, iyaga oo ku baaqay inuu caddaalad helo.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker