Guddoomiye Cirro Oo Ka Hadlay Doorashooyinka Golaha Guurtida , Madaxtooyada Iyo Ururrada Siyaasadda

“Dalka waxaa ku soo socda 3 doorasho oo kale, doorashada 1aad waa doorashadii golaha guurtida oo ah inay ku qabsoonto sanad gudihii oo ka bilaabmaya 31-may, doorashada labaadna waa doorashada madaxtooyada oo iyaduna ku beegan 13 nov 2022, doorashada 3aad-na waa tii ururada siyaasada. sadexdaba anagu diyaar baanu u nahay ninkii wax isla hayaa banaanka ha u soo baxo”. Gudoomiye Cabdiraxmaan Cirro

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker