Warsaxaafadeed ka soo baxay odayaasha musdambeedka jaaliyadaha reer Somaliland ee deggen, carriga ingiriiska

Bismillaahi Arramanirraxeem.

Dhammaan ummadda reer Somaliland iyo warbaahintooda waxaanu idin leenahay Asalaamu calaykum wa raxma tullaah wa barakaatuh

 

Warsaxaafadeed ka soo baxay odayaasha musdambeedka jaaliyadaha reer Somaliland ee deggen, carriga ingiriiska kuna wahan agoomaha iyo naafada

 

Haddii agoomaha iyo dadka  naafada ah dawladdu waxtar u fidiso dalka ayaa barakoobaya cirka ayaa allah shubi doonaa  raxmadiisa ayaa dalka wada gaadhi bulshada  dad wanaagsan noqon hooggaan wanaagsan ayaa ka soo dhexbixi doona

 

Talo soo jeedin

1.Sida korka ku xusan yaan loo daymo la,aan ogoomaha iyo dadka caqliga naafada ah indhaha ka nafada ah kuwa laxaadkoodii ALLAH  ka qaday ee  ku eegaayo  kuwa soconaya.

Ee uu u dhammeeyey laxaadkoodii

Ha dhiman adoo wax dad ka dheeya kugu maqanyihin waa haddii  doonayso in ALLAAH JANOOYIKIISA kugu macsuumo oo aan lagaga dherayn jannada fardawsa kollay dhimasho ayeynu ku wada xukumannay cidna lama dhafayo da, ada aad doonto jiroo

Deeq Cabdi Digale khayr ayaynu isku ognay

MAHAD OO DHAN U SUGNAYTAY INNAGA DHIGAY EE diinteenna macaan inaga dhaliyey

Ee inoo dooray

 

Deeq Cabdi

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker