Yaa maali jirayey

Keene iyo kordhiye

Keene. Waaryaa kordhiye saaxiib arrintu meel xunbay

Maraysaa cabashadi way sii badanaysaa sicir baraki

Wuu sii badanayaa caddaalad daradi way sii badanaysaa

cid dan kale oo ka qabanaysaa ma jirto

bal ii waran saaxiib maxaa shacabka la gudboon.

Kordhiye. Saaxiib waxaa xala in shacabku ay soo baxaan

Oo yidhaahaan maya waxan soconaya

Saaxiib waxa la sheegayaa in madaxweynii halkII siilaanyo

5 sannadood ku gaadhay in uu MUUSE 8 bilood ku gaadhay

Oo aanay gacanta waxba ugu jirin dmarkii ayuunbaa

Ka maqan ee 7 kuwii oo kala ah ayaa taladii dalka gacanta

Ugu jirtaa oo ah ciyaal ka urursa ah oo doolar mooyee

Aan dal garanayn.

ALLA HA SAHLO DHOWAAN WAA WADA CAARE.

 

 

 

GUULEED LIIBAAN  SNM1710@LIVECOM

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker