AWDAL IYO ASARDA DARIIQA BORAMA VS LAWYACADO

Nolosha aadamuhu waa muhiim in uu helo adeegyo hufan oo u suuro geliya maarayenta maalin nololeedkiisa.
taas oo ka bilaabma adeegyada aas aasiga u ah noolaha aadamaha inta yar ee uu uunkan ku noolyahay sida WAXBARASHAD,
CAAFIMAAD, BIYAHA, ISGAADHSIINTA, KORONTADA  taas oo u fududaynaysa maarayenta noloshiisa si wax ula soo boxo nolol iyo dhaqaale
kobcin taas oo  bundhig u ah shaqo abuur.
waxa hubaal ah in  uu jiro dadaal loogu jiro sidii kor loogu soo qaadi lahaa kaaba yaasha dhaqaale ee SOMALILAND mid ku yimaad iskaa wax u qabso iyo mid maamulba.kaasoo uu balaaleeyey  markii u horaysay SOMALILAND ASARDA oo ka bilawday  dariiqa isku xidha BORAMA VS
DILLA ILAA HARGEISA.guul iyo gebagebo fiican ku dhamaaday oo laba caasimadood loo kala dalxiiso sifo raaxo iyo rayenrayen leh.
taas oo ku dhiirisay  dhiiraday in loo badheedho jidka dheer ee BURCO VS CEERIGABO taas oo lagu nasday  lagu naalooday is gaadhsiin
raaxo le dhalisay.
ASARDA waxay  u biyeysatay guntiga u giijisatay iyaga iyo shacabweynaha guud ahaan SOMALILAND iyo gaar ahaan AWDALBA qurba
joogta iyo qolqol joogta in ay hirgeliyaan dhismaha jidkaa dheer ee BORAMA VS LAWYACADO. iyagoo la kaashanaya  SOMALILAND DEVELOPMENT FUN {SDF} , NGO  BANKIYADA  KA CAAWIYA AFRICA HORUMAINTA wadooyinka iyo is gaadhsiinta.
waxan ALLAHA WAYEN UGA BARYEYAA IN GUUL UU KU DHAMAADO JIDKAA HALBOWLAHA U AH ISGAADHSIIN  DHAQAALE IYO HORUMAR
INTABA.
FIIRO GAARA
==========.
KA FOGAADA SIYAASADA GURACAN
KU FIKIRA FAAIIDADA IYO FAYO DHAWRKA
KU FAANA FAAIIDO
KA FIIRSO FOODA  IYO FARAGELIN FAWAAXISH
DALKAAGA U FAAIDEE DADKAAGA U FAAIDEE.
FIKIRKEENU WAA HORAA LOO SOCONAYAA.
SOMALILANDERIS HADAFKEENU WAA HORUMAR
NABAD IYO WADANOOLAASHO
TABTII REER  JAPAN  KU JAANGOYNAA.
WIXII RAG U KACO RABINA AQBALO
WUU RUMOOBAA.
MUSA AW HASSAN LODOON
AWDALI DUBAI

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker