Madaxwayne Trump oo Xayiraad ku Soo Rogay Soo-galootiga Dalkiisa

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa xalay Saxiixay  madaxweyne oo muddo 60 cisho ah Xayiraad kusoo rogaya codsiyada dadka doonaya inay dalbadaan sharciga degenaanshaha Mareykanka ee Green Card-ka Loo yaqaan.

Trump waxa uu sheegay in amarkan uusan saameyn doonin dadka Shaqaalanimada muddada kooban ah kusoo galaya Mareykanka.

 

Waxa kaloo uu sheegay in amarkan uu muhiim u yahay si loo difaaco shaqaalaha Mareykanka oo mar horeba uu saameeyay Xanuunka COVID-19, kaasi oo shaqooyin badan ay ku lumeen.

 

Halkan hoose ka Dhegayso Warkaas oo faahfaahsan.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker