Dilkii madaxweyne Cabdirashiid Oo 50 Sano Ay kasoo wareegtay Yaa Ka Danbeeyey Qorshaha Dilkaasi

50 sano ka hor October 15 1969, waxaa toogasho uu fuliyey nin Ilaaladiisa ahaa lagu dilay madxaweynihii hore ee Soomaaliya allaha u naxariistee Cabdirashiid Cali Sharma’arke.

Dilka ayaa waxa uu ka dhacay magaalada Laascaanood.

Dilkiisa Kadib dhowr cisho waxaa taladii dalka la wareegay ciidmadii militariga ee uu hoggaaminayey allaha u naxariistee Jeneral Maxamed Siyaad Barre.

Haddaba, side ayuu u dhacay dilka madaxweyne Sharma’arke, xaalka dalkana sidee ayuu noqdey?

Sahra Cabdi Axmed ayaa ka wareysatay ra’iisul wasaarihii dowladdii KMG ahayd ee Soomaaliya Maxamed Cabdi Yuusuf oo dhacdadan usoo joogay.

Muqqalkoo Dhameystiran Halkan Ka Daawo

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker