Qarax iyo Toogasho Isku Sidkan oo ka Dhacay Duleedka Muqdisho

Wararka Aanu ka Helayno  Caasimada Somalia ee Muqdisho. Ayaa

Sheegayaa In  Deegaanka Kaxda oo dhaca Deegaanka Ceelasha biyaha ee Galbeedka Muqdisho.

Ay ka Dhacday  Toogasho iyo Qarax Wada Socdaa.

 

 

Dilka ayaa Loo gaystay Sarkaal la sheegay inuu ka tirsan yahay degmada Kaxda, iyo qof kale oo la socday.

 

Labadan qof ayaa la sheegay inay  Olole Tallaal ka wadeen Deegaanka Kaxda.

 

Dilkaasi kadib ayaa la sheegay inuu isla goobta ka dhacay qarax baabuur kaasi oo ay dad ku dhinteen kuwo kalena ku dhaawacmeen.

 

 

Qaraxan ayaa ka dhashay baabuur la sheegay inay meesha kaga tageen dablaydii dilka gaysatay .

Oo Loo malaynayo inay ka tirsan yihiin Ururka Al-Shabaab, Walaw.aan Wali La Xaqiijin

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker