Oodweyne News - Latest Somali News Update

Madaxweynaha Soomaaliya Muxuu Ka Yidhi Dagaalka Ceel Afweyn?

Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa ku baaqay in la joojiyo colaada labada beelood ee walaalaha ah ku dhex martay deegaanka ceel afweyn.