Diyaarad ku banjartay Madarka Hargeysa

Diyaarad Hargeysa ku banjartay oo laba cisho dhex fadhiday madaarka sida uu Kf media u sheegay Xoghaye Maxamed Sidiiq Dhamme oo katirsan saraakiisha xisbiga waddani:-

“ Waxaa ayaan daro ah in 33 sano kadib somaliland diyaarada ku banjarta Dalkeedii taayir looga doonayo,

Shalay diyaaradii ku banjartay madaarka rakaabkii la socday waxay u hoydeen hargeysa, xukuumadda kulmiye waa mid shaqadeedi gabtay oo awoodi kari wayday in ay difaacdo hawadii oo ay bixiso”.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker