Wasiirkii Hore Ee Arimaha Dibedda Dalka Itoobiya Seayun Mesfin Oo Dawladda ETHIOPIA Xaqiijisay In La Dilay.

Wasiirkii Hore Ee Arimaha Dibedda Dalka Itoobiya Seayun Mesfin, ayaa lagu dilay Dagaalada ay Dawlada Itoobiya kula jirto Xoogaga TPLF.
Warbaahinta Dawlada Itoobiya, ayaa sheegtay in lagu dilay Seayun Mesfin dagaalada ka socda Gobolka waqooyi ee Dalka Itoobiya ka dib marki ay isdhiibi-waayeen isaga iyo Saraakiil kale oo ka tirsan Xoogaga Tigirayga ee TPLF.
Ma jiraan warar dhex-dhexaad ah oo ila hada Xaqiijinaya warkan Dawlada Itoobiya ku Sheegtay in la-dilay Wasiirkii hore Arimaha dibada Dalka Itoobiya Seayo Mesfin oo ka mid Ahaa Siyaasiyiinta ugu saamaynta badan TPLF.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker