Daawo:- Xisbiga Waddani oo Xukuumadda Ku Eedeeyay In Ay iyadu ka danbaysay Kulankii Farmaajo Iyo Faysal Cali Waraabe.

Hargaysa:- (OWN) Cali Axmed Cartan oo kamida Masuuliyiinta Xisbiga Waddani ayaa waraysi lalayeeshay si adag uga hadlay Kulankii Madaxwaynaha Soomaaliya Farmaajo Iyo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Enj Faysal ay ku yeesheen Brussels  Waxa uu Sheegay in Xukuumadda Muuse ogtahay Kulanka Faysal Iyo Farmaajo Sida oo kale waxa uu ka hadlay Ergadii dhawaantagtay Magaalada Garoowe …………… Halkan Ka Daawo 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker