Dhegayso: Dawladda Australia oo Dib u Dejin u Samaysay Qoysas Somaliyeed

 

Dowlad Goboleedka Victoria ee dalka Australia ayaa dib u dejin u sameyneysa qoysas ballaadhan oo Soomaali ah.

kuwaas oo degan daaraha dhaadheer ee ku yaalla bartamaha magaalada Melbourne.

 

 

Go’aankan ayaa yimid kadib markii dowladu ay ogaatay in qoysaska halkaas degan qaarkood uu cidhiidhi ku yahay guryaha ay.Degan Yihiin

 

maadaama ay haystaan caruur badan.

 

Warbixin Arintaas kunSaabsab Halkan Hoose ka Dhegayso:

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker