DAREENKA AWDAL, DAGAALKA BARI, IYO DARYANKA GADHXAJIS.

Waxa hubaal ah in yoolkii somaliland hakad ku yimid taas oo motorkii waday  uu ciladi la soo deristay.

taas oo ah quwa bashariyadii somaliland ama awoodi bulshada somaliland virus kala dhex galay taas oo

ah MAAMULKA JEEGAANTA KU HESHIISAY DULMIGA DALKOODA IYO DADKOODA.

waxa hubaal ah oon la dafiri karin in maadaama maamulkii dalka lagu saleeyey hab qabiil oo hagbad laba

beelood in dalkii galay maamul SALADIIN IYO ODAY DHAQAMEED, taas oo ka markhaati kacaysa in aanu jirin

maamul dawladeed oo dalka masuul ka ah laakiin uu jiro hab maamul qabiil  oo maamul salaadiin iyo cuqaal la

galay taas marageedu waa boqorada ergada u tegay garoowe, mogadisho, ceel afweyen, iyo faisal,iyo  cali khaliif

oo iskood uga qayeb gelaya BRUGSAL- BELGIUM oo iskood isku magacaabay in ay ku metelaan somaliland.

F.GAARA.

Gadhxajis  waxay ku kalifay buurta gacanlibaax waa dareen maamulxumo oo ay ayaha bulshadooda kaga tashadeen .

Qodobo wax ku ool ah baa ka soo baxay oo somaliland guul gaadhsiin kara marka la fuliyo.

Dagaalada bariga oo ka dhashay maamul xumo iyo maarayen laan maamulka jeegaanta oo sobobtay colaada ceelafweyen iyo tuga raq.

taas oo daweyenteedii lagu wado xeer beegti waxgardkii somaliland .iyo tuka raq oo salaadiin iyo ganacsato u dawarayaan dabiib nabadayen qabiil.

RABOOW NAGA QABOOJI DHIIG MUSLIM OO DAATA.

Adal oo ku tiraabaysa TAAKULADII ABAARAHA ee sadex million  iyo todobaatan  doollar ee beesha caalamka iyo somaliya ugu deeqday oon

dadkii duufaanadu ku habsadeen aan la gaadhsiin.meelna aan ilaa imika lagu sheegin.

saami qayebsiigii gobolada selel iyo Awdal oon ilaa imika dhegee jalaq loo siin kaabigana inagu haysa DOORASHADII GOLAHA SHACBIGA.buurtii siimoodi oo dhamaanka la gatay

oon gobolka qol  MCH looga dhisin, ciidii caasho cado oo la 20 sixwiil maalinwalba ka daadgureeyaan oo jibouti loo dhoofiyo, cid ka war qabtaa

aanu jirin, badii lughaya iyo saylac oo shirkada caalamihi qawqabka ama shrimbs ama lobestarka iyo  kaluun oo cayenwalba leh , masar yeman, iyo china ka xaalufiyeen heebihii lughaya, ilaa saylac, lix goobood oo la xidhay, bankii wajaale oo loo heesayo, miisaaniyadii sanadlaha oo dhamaanba la ga reebay AWDAL IYO SELEL.

mansab dawladeena la isku sheegi maayo.Qoraakii reer Awdal shan sano ka hur u gudbiyeen maamulkii siilanyo wuxu yaalaa madax tooyada, baaqii

shirkii gob ee qoomiyada gadabuursi ka soo saareen baaq awoodqayebsiguna waa halkiisii.

GUNAANAD,

MABAADIDA JEEGAANTU WAA;

LA ISKU JOOJIN MAAYO ,

LA ISNA DHEGAYSAN MAAYO.

LA ISKUNA GARAABI MAAYO.

SHEEKO WAXAY KU SOO URURTAY ,

HABAR BAA HAW HAW LEHE

HEELADA INOO TUMA.

SUAAL MUHIM AH.

REER AWDAL GOBOLADOODU WAA HODAN

MACDAN,  CIID, BUUR, BEERO, BAD, IYO XOOLO,

KA BADAN BULSHADA GALBEEDKA KHAYRAADKA

GOBOLADOODU

MAXAY UGU YUUL YUUL TAMAYAAN GOBOLADA KALE

MAA DAAMA UU GOBOLADOOGU CEEGAAGO

DHAYMAN, DAHAB XATAA CIIDOODII BAA DHAYMAN AH.

WHY YOU ARE ALWAYS SCREAMING SINCE YOUR REGIONS WEALTHY IS MORE AND MORE PER CA PITA?

WA SUAAL DA WEYENEE DALKA YAA ISKALE?

WADA HADALBA HAADKAA BAA KA HADHAY.

WADA HADALBA WAA DOORASHADA XIL

13+7=20 XILDHIBAAN OON BARYO AHEYEN

SE XAQAYGA AH.

AW GUULIYO REER AWDAL IYO SELEL,

HALWALBA SHILIL KAY IS DHIGTAA LAGU QALAA.

RABAW LABA TALABA TII ROON ADAY TAADA NOQOTAA.

XAQ U DIRIR,

MUSA AW HASSAN LODOON,

AWDALI DUBAI.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker