SOMALILAND VIA QAAD, KHAMIRI, IYO XASHIISHADA ETHIOPIA WAA HALISTA BULSHADEENA.

waxa daashaday bulshada somaliland xag cafimaad iyo xag dhaqaale geedka maanduuriyaha

ee QAADKA kaas oo markii America Canada iyo Yurub shaybaadh lagu sameeyeyey la xaqiijiyey in uu yahay mukhadar ama maan dooriyi khatar ah dhamaana laga mamnuucay geedka

qaadka laguna daray liiska maandooriyaha Aduunka(international prohibitd drugs).

somaliland waxa ugu soo biiray geedka loo yaqaan xashiishad iyo dry jen oo nooca khamirga

ugu xun ah kaas oo qaadka xashiishada iyo khamriga intaba laga soo waaryo ETHIOPIA.

ma u egtahay sidii loogala wareegay dadkii lahaa woqooyiga America ee loo yaqaano hindida

cas RED INDIANS kuwaas oo loo isticmaalay maandooriyi noocya badan si wadaniyada looga masaxo horu marka aadamaha iyo fikirka fiican  waa WASH BRAIN. sidaas baa badmareenadii british ku

ku hantiyeen AMERICA.sidoo kale Australia waxa lagala wareegay dadka madmadaw

ee loo yaqaano Aborigines dad kaa oo loo isticmaalay maan dooriya sidaas buu britishku

kula wreegay dalkoodii AUSTRALIA.

Somaliland maanta waxa ay qarka uu saarantahay sifadaa oo kale in ETHIOPIA

la wareegto Dalkooda SOMALILAND  marka maskaxda laga dilo fiikirkuna seexdo  bulshadii somaliland.

CULLIMO,CAAQILO,  MAAMULBA IYO BULSHA WEYENTA SOMALILAND SIDA

ADUUNKU UGALA DAGAALAMO BULSHADOODA MAANDOORIYAHA IYO KOOXA

MAAFIYADA EE KA GANACSADA SI AY BULSHADOODA U BADBAADIYAAN

WAXAN LEEHAY UBAXA DHALINTEENA  IYO BULSHADEENA KA BADBAADSHA HALAAGA MAANDOORIYAHA EE ETHIPIA SOO WAARIDO,

GACMO BIR AH KU QABTA IDINKOO ALLAHA WEYEN LA KAASHANAYA.

INSHAA ALLAH AMIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN.

ARINKU WAA HALIS AAN LA SAHASHAN KARIN.

HALGAN IYO KA HOR TAG BULSHA WEYEN.

RABAW LABA TALLOBA TII ROON ADAY TADA NOQOAA.

MUSA AW HASSAN LODOON

AWDALI DUBAI

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker