Doqonka looma jawaabo

Doqonka looma jawaabo

Waa keene iyo kordhiye

Keene. Waaryaa kordhiye saaxiib miyaanay ahayn wasiiradan

Muusa fariid in tababar la soo siiyo inta aanay shaqada bilaabin

Kaa soo ah sidii ay warbaahinta uga hadli la haayeen waayo

Waxaad arkaysaa nin sita darajo wasiir oo intuu warbaahinta

Uyeedho dabeed madhaacinaaya sida kii arimaha maaliyadda

Oo cay la dulmaray mujaahidiintii dalkan xoraysay oo CAARE

Ka midyahay.

Kordhiye . waa sidaa aad sheegtaye laakiin doqonka looma jawaabo

Kan maaliyadda waa nacas wasiirkana wax looga dhigay inuu TOLKII

Caayo waayo qafka digtaatoorka ihi ma qorto qof damiir leh

Ee beel walba wuxuu ka qortaa ka nacaska ah ee aan waxba

Ka xishoon wax loo dirana aan diidin.

Markaa kan oo kale inaynu soo hadal qaadnaba maaha

Waa markii afraad ee uu aflagaado aad uxun warbaahinta

Kaga hadlo .

Aakhirka waxaan odhan lahaa tollkii ha qabto oo intaan la dilin

Edebta ha baraan.

 

Guuleed liibaan   snm1710@livecom

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker