Muuse fakhri oo ku andacoodey Dhaqaale uugama baahnin Caalamka & Shirka Biljamka Muuse Sawka

Muuse Lockal oo Faysal Cali Dhurwaa u dirtey Shirkii Biljamka oo uu ku yidhi
Halka uu ka socda Shirku meerayso hortooda Faysal & Cali Galaydh ay meeh=
anamayaan oo uu Faysal sheegay ama lagu arkayaayey isagoo ay isaga Cali
Khaliif Huteelka hortiisa is deydyaan, oo ay ku maadsanayeen Ciyaal Reerkii
Somaliya.
Hadaba, Muuse Lockal uu direy Faysal & Cali Galaydh, Muuse wuxuu Odayo
u direy Butland, kolkaasu ku andacoodey maan dirin Faysal waanan yaabay
Muuse Yaabay kolkuu arkay aysal oo uu dirtey oo hadana meehaanamaya
Biljamkii.
Muuse Ciidankii haloo soo guro Riyo, Ceesaamo ayuu ku andacoodey, Muuse
Tuka Raq, C/Weli ayuu Odayo u dirtey, Muuse Dawaro wuxuu yidhi uma baah-
ni Kharash aan Caakamka ka rabo, hadana Faysalna wuu dirtey, Beerihii Umad
a ayuu xoog ku haystaa, tii Cismaan Dacas ayuu xoog ku haystaa.
Kolkaa Muuse Locak wey ku qufulantey ee hays casilo, Maanta Xildhbaan
Kijaadhe wuxuu cadeeyey, Dilaalkii acad Cali Shire, inuu Kharashkii Ictiraafka
& Debedaba uu Jeebka dambe ku gurtey, waa xaqiiq oo cidna kama qarsoona
inuu Sacad yahay Nin Ganacsade, dilaala oo Xaqul-Qalin & Kharash urursi
oo Debedii soo xidhay, ayaa Muuse Handaraab ay ku xidhantey kolkuu fash-
ilmey oo Faysal & Cali Galaydh oo uu direy, uu hadana ku andacoodey waan
amakaagay oo maan ogeyn.
Kolkaas Muuse Lockal bal Shacabka haw sheego, Faysal Cali Waraabe wuxuu
yidhi oo uu Shirkii Burseles ka yidhi, & Caalamkii inuu wado Madaxweyne
Labaad oo La yidhaahdo Khaatumo State oo ah Cali Khaliif Galaydh.
Sidaas Darteed, Muuse Lockal Faysal & Galaydh ayuu u direy Shirkii Biljamka
laakiin Caalamkii maanta wqxay aqoonsadeen, Somaliland oo laba Dawladood
ka dhisan yihiin oo ah Somaliland & Madaxweyne Khaatumo oo Dawlad
labaad oo ka dhisan Somaliland oo ah Dawlad Khaatumo Somaliland ah.
Shicibkii Somaliland ha ogaadaan, inay Somaliland Laba dawladood ka dhisan
yihiin oo ah Madaxweyne Muuse eegaan & Madaxweyne Khaatumo Cali Galaydh.
Kol hadii S/Land yeelatey, Muuse oo Jeegaana & Galaydh oo khaatumo ah
labada Dawladood, kolkaa Somaliland waxa ka soo bixi doono, Madaxweynayaal badan, kol hadii Madaxweyne Khaatumo lagu aqoon-
sadey Shirkii Biljamka oo uu cadeeyey Faysal Cali Waraabe inuu joogo
Madaxweyne Khaatuma ah, oo ah Cali Khaliif Galaydh.
Wabilaahi Tawfiiq.

Asha Jama
ashaa.j@live.nl

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker