Daawo:- Shil Gaadhi oo Naxdin Leh Sababayna Dhimashada Laba Qof 13 Kalana Ay Ku Dhawaacmeen Ayaa Ka Dhacay Duleedka Mandheera.

Shil Gaadhi Ayaa Ka Dhacay Duleedka Magaalada Mandheera oo udhaxaysa Magaalooyinka Hargaysa Iyo Berbera, Laba Qof Ayaa Ku Dhintay 13 Qof oo Kalana Dhaawac Ayaa Soo Gaadhay, Sida uu Xaqiijiyay Gudoomiyaha Degmada Mandheera, Dadka Dhintay Iyo Kuwa Dhaawaca ah Ayaa Ubadnaa Dhalinyaro,……… Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker