Soomaaliya Oo Xidhiidhkii U Jartay Dalka Gini Oo Madaxweynaha Somaliland Soo Dhaweysay

Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhowaaqday goor dhow inay xidhiidhka u jartay dalka Jamhuuriyadda Guinea kadib marti-qaadkii uu dalkaas u fidiyey madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker