Reply Reply all Forward Delete Move More (No subject) 19 August 2018 13:57 265 KB From: Sh Caydaruus Cismaan Maxamed To: Hadhwanaag Website, editor@hadhwanaagnews.com (5 more) Hambalyo Musharaxnimo oo Ku socota Musharaxa Mayorka Caasimadda C/QANI Salaf Kabtanka.

Anagoo ah dhalinyarada ilahay ku beeraha Caasimadda Hargeisa ee mayor xumadu dib u dhaca ku keentay waxaan aad Iyo aad usoo dhawaynaynaa isbadalka cusub ee lagu badalayo golahii Hargeisa hagraday waxaan gaar ahaan taageersanay Musharaxa Mayorka Hargeisa kadib markuu shaaciyay dhawaan Aqoonyahan C/Qani Ibraahim Salaf oo ah nin wax badan ka badali Kara Hanaanka dowlada hoose.
Kadib anigoo arkay Balan qaadkiisa waxaan aad ugu farxay waxyaabaha uu Balan qaaday oo wayo arimagnimo ka muuqato.
Sh Caydaruus Cismaan Maxamed

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker