KOOKAHA ITOOBIYA EE KHAMRIGU KU JIRO

KOOKAHA KHAMRIGU KU JIRO

27 / 12 / 19

Keene iyo kordhiye

Keene. Waaryaa kordhiye saaxiib ma ogtahay in itoobiya KOOKE

Laga soo faruuray .

Mase ogtahay in la sheegayo in wax kale ku jiraan

Kordhiye. Saaxiib dee haayoo waxa la yidhi KOOKAHAA laga keenay

Itoobiya waxa laga leeyay jabuuti waxaana lagu xaasida yaa KOOKAHA

Waddaniga ah .

Waxa kalee ku jiraana waxa la yidhi waa KHAMRI oo xalaalba maaha

Markaa dawlada waa inay wax ka qabataa iyo qolada diintu

waa haddii aan lala ogayn.

Laakiin arintu markay tahay injabuuti ku lug leeday waxaan filayaa

Inaanay dawladu talaaba ka qaadayn

Waana suura gal dawlada qudheedu inay lug ku leeday.

 

 

 

Guuleed liibaan  snm1710@livecom.uk

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker