Cadaalada Somaliland iyo tii Siyaad barre tee ba saxsan?

Maxamed cali samater AHUN waxa uu ahaa nin ka soo jeeday markii uu noola beelaha ay soomalida inta buktaa u taqaano (beelaha la hayb sooco) , dawladii markaa jirtay ee uu hogaaminayay AHUN maxamed siyaad barre waxa ay u isku mar u magacawday intan oo xil :
1: Madaxweyne ku xigeen
2: Raysal wasaare
3: Wasiirka gaashandhiga
4: Taliyaha ciidamada qalabka sida
5: Sareeye guud oo ah darajo nin ciidan ah gaadho abid ta ugu sareysa.
27 sano oo somaliland jirto ma jiro hal madaxweyne oo beelaha u magacaabay wasiir, kursiga ugu sareeya ee ay dawlada ku leeyihiin waa wasiir ku xigeen hadii ay helaan ba, golaayasha barlamaankana haba sheegin!
Ma somaliland ayaa saxsan oo waxa jira beelo la hayb sooco oo kuraasta qaar gayin, mise siyaad barre oo intan oo xil magacaaba?

 

Mohamed Ibrahim Ahmed (Baxsane)

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker