Tacsi-General Abdullahi Kaahin Yussuf

Waxaa Maanta ku geeriyooday Magaalada Toronto -Canadad Odeygeenii weynaaGeneral Abdullah Kahin Yussuf ​
Waxaan tacsi tiiraanyo leh u gudbinayaa dhammaan reer Kahin, reer xasan Xaaji (gaar ahaan ooridayda Layla Xasan Xaaji), ehelka kale iyo tolka dhammaan.
​​
وَبَشِّرِ الصَّابِرِينَ * الَّذِينَ إِذَا أَصَابَتْهُم مُّصِيبَةٌ قَالُواْ إِنَّا لله وانا اله راجعون
Waxaan Marxuumka ilaahay uga baryayaa inuu dembigiisa dhaafo, Jantul Firdawz geeyo. dhammaan ehelkiisii iyo asxaabtiisiina samir iyo iiman saadiq ka siiyo.
Ameen.
Ahmed Ibrahim Dirir ​
Riyadh, Saudi Arabia

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker