Taariikhdii beesha reer sheikh abdiraxmaan AL ansaariya AL madigaaniya

Beel weynta sheikh abdiraxmaan almadigaaniya AL ansaariya waa beel balaadhan oo ka tirsan beelweynta direed.

Iyagoo lahaa Taariikh guunna,oo  soo jireen ahayd iyo boqortooyooyin waawayn jirey oo geeska afrika ka arrimin jiray,xooggagooduna waawaynaan jiray ahaana dadkii jihaadka kula jiray am a grab taagnaa xilliyadii uu  imaamkii weynaa ee Ahmed gurey uu  diin faafinta ka
Ku jiri jiray oo geeska afrika ka wad jiray.

Qaybtooda kale waxa loo yiqaanaa masare,iyagoona guud ahaana daga gebiiley Somali land Ethiopia iyo jabuuti iyo Kenya.

Waxaan annigu arkay warqad LA qoray xiiyadii xukunkii suldaan barqas, kuna qorantahay Bari madigaan balad soomaal oo ay qoreen niman carbeed oo safar ku yimi geeska Afrika.

Beesha reer sheikh abdiraxmaan AL ansaariya AL madigaaniya waxa ay xidid yihiin ugu badnaan isaaqa gaar ahaan jibriil aw bokorka iyo  ciisaha iyo samaroonka.

Beeshan oo ah beel ilbaxnimada  Caan ku ah iyo u gargaarida dadka iyo garab istaaga dadka dhibaataysan.

Waana beel nabadeed oo soomaali ilaahay jeceshahay oo wanaag ku astaysaysan.

Beesha reer sheikh cabdiraxmaan AL anzaariya AL madigaaniya waa beel leh taariikh ay ku faani karaan oo dheer. Waana dadka LA hubbo taariikhdooda dheer iyo hayaankoodo sooyaaleed

Waxay kalloo  qasriyo kulahaayeen dhulal ay  sanaag kamida wakii xaaji aadan afqalooc gebayga ku odhan jirey madigaan qasuurtay dhisteen waa macruuf waliye, ,,,,,,,

Beesha Tani waa beel ilaahay kumanaysta wanaag oo dhan alla ha xafido
Hamse riiraash

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker