Qabyaaladii & Kala Qaybinta Goblada S/Land oo Muuse Maanta uu cadeeyey Muuse biixi waa madaxweyne Gobolada Galbeedka, barina aanu u ahayn

Muuse Biixi hore wuxuu u cadeeyey inay Jeegaanta & Reero doorteen, Muuse Cadaalad Daro & ala Qaybsanaan
ayuu wadankii ku maamulaa oo Reerkiisa & Ehelediida & Reerka ay ku bahoobeen Hagbada ama eegaanta ayuu
ku taxay Xukuumadiisa, Wasiirada & Taliyayaasha & Agaasimayaasha & Meel kastaba, intaana Shacabka ku dhaw-
aaqaya Cadaalada wax ka qabo, Xukuumadaada Umadu haw siinaato dhegaha ayuu ka furaystey.
Gobolada Bariga ee Sool & sanaagba kacdoon weyn oo Cadaalad daro ah ayaa ka socota, Muuse wuxuu ku
jaawabay Belaaya Bari qabata, inuu tagana wuu diidey.
Muuse Jaamacadihii Bariga ee Burco & Ceerigaabo inuu ka qayb galo qalin jebintooda wuu iska indha tirey
kuwii Hargeysa & Galbeedkana wuu tagaa.
Muuse Jaamacadii Burco muu tegin wuxuuna ku andacoodey layguma mari qaadin, hadana wuxuu direy
Agaasimihiisii Madaxtooyada oo ku andacoodey waxba idiin ma hayno ee hana sugina Ardayda Bariga ee
iska Tahriiba ama Xamar u shaqa taga.
Muuse bari inuu tago wuu diidey, Jaamacadahoodana tegi maayo ayuu ku andacoodey, oo weliba isagoo
Madaxweyne sheeganaya uu yidhi Jaamacada burco layguma marti qaadin, Maantana Jaamacada Golis
oo ah Jaamacad Jeegaamaysan oo Kulmiye ku abtirsata isaga xiimaya ayuu is keenay, oo Saylicina Dhegaha
intuu Nabay oo fadhiyey uu rod kaga cararey,
Bal Hadaba, Shacabka S/Land & Ardeyda Galbeedka & Bariga Muuse Jeegaan & Kuwa ku difaacaya wuu
iska yimid Muuse ee Jaamacada laguma casuumin, oo ta Burco muxuu Casuumad & martiqaad uugu xidhay
haduu ta Hargeysa bilaa Casuumad ku imanayo.
Sidaas Darteed, Somaliland Muuse ciidamadii ayuu Cadaalad daro & kala qaybin ku sameeyey oo Sarkaa;lkii
Caare uuga baxay, Hay,adihii & Shaqaalihii ayuu Reero gaara ku taxay & Reerkiisa, Ardaydii & Jaamacdihii
ayuu qaarna tegey oo uu ku andacoodey layguma marti qaadin ee waan iskaga soo leexdey, oo ah mid ku
abtirsata Jeegaanta aamulkeeda, qaarna uu ku andacoodey layguma marti qaadin, kolkaa Muuse waakaa
ee Somaliland hala eego halkuu dhigo.
Wabilaahi Tawfiiq.
Asha Jama

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker