War Deg deg ah: Taliyihii Ciidanka Milatariga Somaliland ee Degmada Taleex oo Weerar lagu dilay iyo Dhaawac Culus oo Soo gaadhay Maayirka Taleex

Hargaysa: (OWN) Wasiirka Wasaaradda Biyaha Somaliland Saleebaan Cali Koore oo Warfidiyeenka kula hadlayay Xafiiskiisa ayaa sheegay in Ciidamada Maamulka Puntland Jidgooyo ku dileen Gaashaanle Saleebaan Cabdi oo ahaa Taliyihii Ciidamada Milatariga ee Degmada Taleex waxa isna jidgooyadaasi dhaawac culusi kasoo gaadhay Maayirka Magaalada Taleex.

 

Faahfaahnita Warkan Kala Soco OODWEYNE NEWS

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker