Qabilooow ma waxaaad Itirsadaa maaalinkaaad Ii baahan tahay?

Waxaaan salaamayaaa dhaman akhritayaasha shabakadaha oodweynrnews iyo burco online . sheeko waxaa na dhex martay ,aniga iyo islaan o dadii ayeeyo jogto ,wa hore ,islaantu waaa miskiin bay ahayd dadkay wax waydinaysay ,istaanka jigjiga yar ee badhtamaha caasimada hargaysa ,wixiiii Ale iga siyey markaan udhibay ban waxaan arki jiray oromo iyo dad reer etthioopia ka yimi ,balse hoyadunu muwaadinad baay ila hadal ekaatay ,markasaaan idhi hooyo ,muwaadinad baan filaya inad tahy waxaay tiri ,hooyo iskadaaa muwaadinayad ,waxayba shegatay qabiil  hargaysa qabilada ugu waaweyn,markasaa ku idhi hooyo qabiilna wax ku tari wayeee ,waayo waxay qabilkaa ushegatay sidii aad modid inaay ku fanaysaba ,markaan intaaa iri baaa waxaa igu so boday oday isna baskaa sarnaa waar hashekatee daaa ,maxaa ugu diiidaysaa,
waxaan uga socdaaa marka hader qabaalidu shirayso ,ilaa in rabi u naxaristay moyee cid oranaysaa ma jirto ,waa reeeraahasu waa dayacan yehee ,wax halo qabto,
ma jirto waa reeer hebel iyo hebel wa bukaaaye hala dawweyo
,waar cidaasu waa jilicsantehe hala ogado
,weli nin shir qabiil tegay oo ma jiraaa idinkaan idin dhibee intaa arkay ma jiraa ,ama usoo joogay.
Suldaan timacade waakii lahaaa alle haw naxaristee ,”dugsi maleh qabyalade waxaay dumiso moyaane” quraanka rabbi waa ku shegay inuu inoo abuuray lab iyo dhigidig ,qabiil iyo shucuub si aaynu isu kala garano ,mawaxaa laaynanku sameyey inaay isku yasno ,ama isku liidno ,mid ba midba kale ,ama wax kadaran inay dhiga muslim?’ oo Alle ka jecel yahy inaaay xaramka la burburiyo in dhiig muslim la daadsho.
waaaa maya jawaabtu ,tolow gormaaynu qabiil dhabarka lasaaro oo xil iyo mansab lagu donto aaynu ka gudbi ,iyo in loogu gafo dad dhan cirdoogoda iyo sharaftooda waaaayo waxaay yihin qabiil kale
,xitaaaa beryahan nin baaa ku odhanaya anuu qabyaalad waaa ma aqaan,xaqiiqdii hadad hoos udhugatid waaaaka ugu qabyaalad xun ooo afaaro qabiil badan ,ilaahay hanaga daweeyo waaa cuduro ina afeeyey qabyaladu qarniyo umadeena wax ka kamanayn faaidayn an ahayn dib u dhac,dil ,gef iyo garowsho laaaan.   Rabbi quluubta musliminta haays jecleeysiiyo haynaga dhex saaro ,qabyalad ,xasad ,eex iyo inaaay isku gafno .amiiiin.

 

 

fuad galaydh

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker