Daawo: Xildhibaanada Xisbiga Labourka oo Rw Boris Johnson ku Qasbay in Aan Heshiis La,aan Lagaga bixin Midawga Yurub

Xisbiga Mucaaradka ugu wayn dalka Ingiriiska ee  Labour party ee uu Hogaamiyo Jeremy Cobrn ay Gaashaanka u daruurtay Qorshahii uu watay Raiisul wasaare Boris Johnson kaasoo ahaan inuu Dalka Britain midawga yurub kaga saaro Heshiis la,aan marka La Gaadho 31 bishan October .

 

Taasoo Raiisul wasaaraha ku qasabtay Inuu miiska soo saaro in La qabto doorasho wakhtigeeda laga soo hor mariyay oo ku beegan bisha Jannaury ee Sannadka inagu soo foolleh.

 

 

Labour to back early general election

 

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker