Tartanka ciyaaraha maamul goboleedyada iyo gobolka Banaadir oo Mudisho ka furmaya

Waxaa gor dhow garoonka kubadda cagta ee Stadium Muqdisho ka furmaya tartanka ciyaaraha kubadda cagta ee u dhaxeeya maamul goboleedyada iyo gobolka Banaadir.

Tartankaan waxaa lagu daahfurayaa galabta xulalka maamullada Hirshabeelle iyo Galmudug oo mid walba xusul duub ugu jira in uu hanto guusha.

Waa sanadkii afaraad oo caasimadda Soomaaliya ay marti galineyso tartankaan, iyadoo dad badan oo ah taageerayaal ay ku sii qulqulayaan garoonka si ay u daawadaan ciyaarta.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker