IS BEDELKA GEESKA AFRICA ETHIOPIA VIA SOMALILAND AWDAL.MAROODI JEEX, TOGDHEER IYO SOOL

Waxa ka socda geeska Africa isbedel xawli ku socda kaas oo wata dhib iyo dheef laba daba.

taas oo ka unkamay isbedel maamulka ku yimid qoomiyada Ethiopia oo qarniyo xukunadii is kaga

dambeeyey Majaraha dawladnimo ee Dawlada guunka ah ee Ethiopia oo ah dawladaha qaarada Africa

ugu dad badan isla markaana aan la gumaysan is kaga dambeeyeen boqotooyin. xukun shuuci iyo xukun jabhadeed

ay maanta qacanta ku dhigay mayalka Ethiopia Raiisal wasaraa ka soo jeeda  qoomiyada oromada oo ah bulshada ugu badan sagaalka gobol ee Ethiopia,

somalida oo ah qoomiyada labaad ee ku xigta oromada tiro ahaan dalka Ethiopia.

Intii uu DR. ABIY xukunka la wareegay wuxu tijaabo ku qarxiyey shidaalka kilinka somalidu degto ee Ethiopia taas oo laga helay shidaal aad u badan.

waa guul u soo hoyatay geeska Africa oo qarniyo dhaqaale xumo la il darayed gaar ahaan qoomiyada somaliyeed ee kilinka shanaad ee Ethiopia degta.

Qalalaasaha kilinka  somalida oo salka ku haya isbedel ku samayen maamulka kilinka somalida waa u dhamaaday ka dib maxamuud cumar

markii xilka laga gacan maroojay.madaxweyene cusubna la magacaabay.

suaashu waxa weeyi.

is bedelada ka socda geeska gaar ahaan safka hore ee dawladaha EGAD ee somaliland la leedahay gaar ahaan Ethiopia oon xadka ugu dheer

la wadaagno  oo shacabka somaliland oo uu xadku kala qayebiyey

waxa ku waa jib ah somaliland gaar ahaan qoomiyadaha la wadaaga xadka sida qoomiyada SOOL. TOGDHEER, MAROODI JEEX, IYO AWDAL.

in ay feero gaara u yeeshaan si midaysan ula gorgotamaan nabadgelyada dadkooda xoojinta stratgiyad degan iyo in sida uu u duulay AXMED MADOOBE maadaama bulshadeena badideedu degto reserve area waa wajib muqadas ah in xaqa iyo xuquuqda qabaailka somaliland loo dhiciyo

mansab iyo maal waxay kilinka shanaad ku yeelan karaan .Ethiopia boqolkiiba 19 bay BERBERA PORT loo ogolaaday iyagoon deegaan iyo dad bidna ku lahayen,

dhulkaagii oo shadaal

laga soo saaray inaba qabato boqolkiiba shan.SHIDAALKU WAA KILINKA SHANAAD  DALKII IYO DADKAYGII XAQ WAXAN U LEEHAY

1.SHEER SHIDAAL OO KA BADAN 19 BOQOLKIIBA HELO, IN SHIDAALKA BERBERA IYO LUGHAYA LAGA DHOOFSHO, .

wax lala gabanayo ma le.maanta fanaaniintii iyo shacabkii kilinka shanaad iyo oromaba waxay ku soo qaxeen BORAMA, IYO HARGEISA WHY?

maxaa yeelay DEGAAN  IYO DAD BAA INAGA DHEXEEYA WAA DADKEENII

SIDAA AWGEED WAXA WAAJIB AH.

MAAMUL IYO SALAADIIN  CUQAAL IYO WIXII CAQLI KU HADHAY EE SOMALILAND MAANTA WIXIINA KAL GUURKA  KA GOOSTA ETHIOPIA IYO DR ABIY.

WAXAN KU SOO GUNAANADAYAA MAQAALKA.

( HADHAW BAY DHURANTAA,

OO MADHEXJOOGIN TIDHAA,

EE WATAA DHEEG OLOLAYSE

WAA DHARAARE DHACSO.

LABA TALLOBA TII ROON ALLAW ADAY TAADA NOQOTAA.

CAQ U DIRIR

MUSA AW HASSAN LODOON

AWDALI DUBAI.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker