Daawo:-Xukumadda Somaliland Oo Joojisay In Dalka Laga Furto Jaamacado Cusub, Sheegtayna Jaamacado Baadhitaan Lagu Hayo.
Hargaysa-(OWN)-Xukumadda Somaliland Ayaa Waxaa Ay Joojisay In Dalka Laga Furto Jaamacado Cusub, Waxa Kale Oo Ay Xukuumaddu Sheegtayna Jaamacado Baadhitaan Lagu Hayo.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Wrkaasi.