WASAARADII DIBADA SOMALILAND HA LOO DUCEEYO.

Waxan ku jirnay hayaan  odhanaya hiigso nolol somalilandeey hor u soco.

waxan ku jirnay  raadco goob lagu baadi goobayo dawladeenii ku dhacday indian ocean.

waxan ku jirnay dagaal siyaasi ah oo soo jiidata beesha caalamka  taas oo  Keenta dawlad la ictiraafo  taas oo tiirgeeda

koobaad yahay bulshada somaliland oo mida min lawyacado ilaa yoocada.

taas waxa shidaal iyo gaadhi shabax shacabka u ahaan lahaa cadaalad, sinaan iyo wadaagoo mansab iyo maal,.

dalna wuxu wax ku noqdaa AMAR ILLAAH ka dib awood bini aadam ( human power).

bulshoba bulshada ay ka badantahay ee ay aragtida wadaniyeed ay ku midaysantahay bay horumarkeedu ku dhismaa sida CHINA  INDIA oo kale.

human resources  is the  big power of human  development.

waa ka soo if baxaya somaliland  kalsooni daro shiki geliyey bulshada somaliland taas oo salka ku haysa nin jeclaysi iyo nin necbaysi  taas oo curfigii maamulnimo, iyo dawladnimo xagal daacisay,taas oo ay kaw ka tahay qabiilkii oo aad loo kobciyey tii oo awooda kaaba

abiilada seyladeedu kor u kacay taas oo wasiiradii iyo siyaaigii dawladu saqiiray.

tusaale  kooban.

f.gaara.

  1. wasaaradii arimaha dibada ee somaliland waxa ah ERGADA TODOBADA kala ah salaadiinta cuqaasha iyo tujaarta iskugu jirta ee garowe ka ergaynasa nabadayenta tuka raq meeday wsaaradii arimaha dibadu ma magbaa la kala qaadanayaa mise tijaartaa laga afduubay maraakiib shixnad siday.
  2. shirka BRUCESSEL EE BULGIUM ee lagaga hadlayo arin khuseeya somaliland waxa ka qayebgelaya Faisal cali waraabe gudoomiyaha ucid.
  3. ceel afweyen dawladii wey ku fashilantay maareeyenteeda waxay kalifday shacab iyo culamaaudiintii salaadiintii in ay nabadayenayaan meeday dawladii nabada shacbiga loo xilsaaray.
  4. arimo gudana isku sheegi mayeno ( minister of interior )colaad, iyo sicir barar,.
  5. ma odhan karnaa somaliland waxay u baahantahay GURMAD SIYAASADEED IYO BADBAADO QARAN SIDAA CEEL AFWEYEN OO KALE?

LABA TALLOBA TII ROON RABAW ADAY TAADA NOQOTAA

XAQ U DIRIR

MUSA AW HASSAN LODOON

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker