Ogeysiis: Shaqo Suxufinimo Oo Ka Banaan Telefishanka Qaranka Somaliland Xaruuntiisa London UK Oo ah Mid aan joogto ahayn(Partime job).

telefishanka qaranka Somaliland xaruntiisa magaalada london ayaa waxaa kabanaan Shaqo tiro ilaa sadex 3 suxufi oo madax banaan (Frilans-Journalis) oo waliba midi tahay ruux Dumara iyo Mid Farasamayaaqan (Operator).oo ka hawl gala Telefishanka Qaranka Somaliland Xaruuntiisa Magalada London UK shaqadaas oo ah mid aan joogto ahayn (Partime).

Hadaba hadaad tahay Suxufi Madaxbanaan (Frilans-Journalis)jecel muhinada Saxaafada buuxiyeyna shurdahan hoosta ku qoran gacmo furan kusoo dhawoow.
Shuradaha.

1- waa inaad tahay muwaadin reer Somaliland.
2- waa inaad tahay Mid Aaminsan qaranimada Iyo Madaxbanaanida Somaliland.
3- Waa inaad Jeceshahay Muhinda saxaafada.
4- waa inaad aqoon iyo xirfad aad u leedahay Muhinada saxaafada Cadayn kartaana.
5-Waa inaad degantahay Dalkan Uk Gaar ahaan Casimda London Iyo Nawaaxigeeda.
6- waa in aanad wax danbiya ka gelin Dalkan UK.

Fiiro Gaara.
Waxaan fiiro gaara siineynaa suxufiga buuxa oo macanaheedu yahay in uu sameyn karo qodobadan hoos ku qoran.

1- Inuu War iyo barnaamuj Tabin karo.
2-Inuu Yaqaano Farasamo nooc walba oo tv ku hawl galo sida.
(A)- Video Camera Editing.
(B)-Live Studio TV-Prodution and Recoding.
(C) Tricaster and Blackmagic Tv Production.

Dalabkaaga oo Wata CV Kusoo hagaaji cinwaankan ugu Danbeeyn 24-7-2018
somalilandmaanta1@gmail.com
Tel 44-208 7494125612
Wariye Dalmar SLNTV.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker